THE WISE MAN

 

Sheeko xikmad badan



Nin  xakiim ahaa ayaa hada ka hor waxa loogu tegi jiray meel tuulo ah,si ay dadku ula tashadaan,dhibaa tooyinka haystana waa ay lawadaagi jireen iyo waxa ay kacabanayan.

Laakin waxa ay ahaayeen kuwa marwalba dhibaatoyinki so wajahay ku cel celiya,ilaa uu dhibsaday ninki xakiimka ahaa ,madaba dadkan u imaanaya ay kawada cabanayan hal dhibaato oo soo wajahday.

Maalin malmaha kamida ayuu ninki xakiimka ahaa waxa uu soo ururiyey dhaman dadki tuladisa iyo deganki ku dhowaa,

Daba deed dadki usoo ururshay waxa uu uga  shekeyey sheeka yaroo qosola,dadkii dhamaantod qosol bay ladhaceen iyago shekada kahelay,cabaar kadib hadana shekadii buu dadki ugu celiyey ninki xakiimka ahaa isaga oo dan kale,in yar oo dadki kamida ayaa qoslay,hadana mar sadexaad ayuu ugu ceshay shekadi,wax qosla ayaa lawaayey .

Dabadeed odaygi xakiimka ahaa ayaa qoslay waxana uu yiri (ma awoodaan inaad ku qososhaan shekadaa yaro an hal mar wax kabadan idinku so ceshay ,maxad idinku mar walba ugu soo celcelisaan dhibaatooyinki idin gaaray iyo oohinta.)

Waxan ka faa iiday naa shekadan:

Inaad dhibaatooyinkii kusoo maray aad mar walba ku celcelisaa inaanay kuu xalinaynin dhibaatooyinka ku haysta ee aad wakhtiga uuun iska dayacday. 


Comments

Popular posts from this blog

A STORY OF A BOY AND A GIRL

amazing story

BENEFITS OF THE NUTS