HISTORY ABOUT THE KING

 Laga yabe inu khayr ku jiro 



Beri ayaa waxa jiray boqor hanti badan lahaa ,waxa la odhanjiray boqorka thaabit.waxana uu ku  noolaa jasiirada carbeed,maalin malmaha kamida ayaa boqorki waxa nabar kasoo gaaray far,ugu danbayn fartiina walaga jaray boqorkii.isaga oo si uga murugaysan farta laga jaray ayaa waxa lakulmay nin shaqalahisa hose kamid ahaa oo la odhan jiray amjad.amjad waa miskiin mesha uu marayo inay cid marayso lama moodo. Boqorki ayaa amjad uga waramay xaalkisa,amjad ayaa boqorki waxa uu ugu jawaabay (لعل خير)oo uu kawado laga yaabe inay khayr  kuu tahy.

Boqorki oo an lacajabin hadalka amjad balse maqlay ayaa u baqoolay xagaa iyo qasrigiisi.

Malin malmaha kamida ayaa boqorkii iyo ilaalo yar oo uu wato waxa ay u ruqansadeen xagaa iyo duurka iyaga oo ugaarsi tegay,waxay ugaarsadanba walasii fogaaday ugaarsigi,waxan ay aakhirki afka kagaleen qoom iyana ugaadhsato ah oo iyagu dadka ugaadhsada,bahayina hadalkiba daa .boqorkii iyo ilaaladisi wa lasoo qafaashay,meel ayana lagu xirxirtay,maalmo kadib ayey damceen inay qashaan,waxay soo qaateen boqorkii oo meshana ugu arag roonaa,waxa ay damceen inay kawanka  dadka saraan.

Dadkan caado bay lahaayeen ah in ay qofka ay qalanayan eeg ee gaan hadi xubnihisa meel kamida ay maqantahy ama ay nabar ledahyna,waa ay sii dayn jireen.marki ay boqorki ay arkeen in ay far ka go an tahay ayey iska siidaayeen.

boqorkii oo faraxsan ayaa waxa uu kulaabtay boqortoyadisi,isaga oo so xasustay una mahadceshay hadalki amjad ee ahaa(لعل خير).

Comments

Popular posts from this blog

A STORY OF A BOY AND A GIRL

amazing story

BENEFITS OF THE NUTS