HISTORY ABOUT THE FOX AND TORTOISE

 God walal ha qodin hadaa qodana hadheerayn ku dhici doontana ma ogide 

Beri ayaa waxaa wada deganan jiray oo deris ahaa diin iyo dawaco .

Diinka iyo dawacadu waxa ay lahaayeen beero beera hoodu waa isku dhegan yihin (deris ah)

Malin walba diinku beertisa waa uu hagaa jistaa dalagna wa uu kubeerta,beeraha aga gaarkisa ahna beertisa ayaa kawada qurxoon.sababta oo ah wakhti buu geliyey wuna ku dadalay  sidi uu dalag wanagsan oo uu intifac sado noloshiisana ku maareyo uga soo saaro.malin malmaha kamida ayaa waxaa dacawadi aragty beerta diinka iyo qurux deeda,wey ka xumaatay  xaqdi iyo xumaato ayey hoosta kama leegtay iyada oo rabta siidii ay beertaas u hanan lahyd.

Waxa ay samaysay subax kamida subxaha ayey waxay utimi diin oo howshisi malin laha ayd ee uu beertisa kaqabn jiray kujira.

Waxay weydiisaya majarafad (🥄🥄) iyada oo bariidin ugu dartay,diinkii majarafadii ayuu soo siiyey.waxana ay lasoo qabatay beertedi,geed beerta ku hoos yaala ayey waxa ay ka qoday GOD aad uweyn iyada oo ugu tala gashay in diinku uu kudhaco saana uu ku dhinto.

Si beertisa wanagsan ay ay uqaadato.markii ay godkii dhamaysay ayey majarafii (( 🥄)) waxa ay dhigtay godka dushiisa wana ay isaga tagtay.Fiidkii markii ay ahyd ayey diinkii kutiri .(diinoow anigu kuuma soo qaadi karo e majarafadaadii geedka hoostisa ayaan kuu dhigay wll e kaso qaado.)

diinkii ayaa dhahay haye.

Diinka oo og khayamada dacawada ayaa yiri aroorti doono marka aad geedka iyo godka kala aragto.

Dawacadii in cabaara ayey sugtay odaygi diin ahaa,iyada oo leh (alaylehe diinkii hada ayuu kudhacay godkii  isaga oo isleh majarafadi qaado )ee bal soo eeg si aad ugu soo owdo. Halkii ayey haben barkii guuraysay iyada oo isleh balka eeg godka ayey iyadii ku dhacday .

haben ki odhana wa ay ku jiraty.

Diinkii ayaa aroorti isaga oo donaya majarafadi waxa uu yimo beertii iyo geedkii hoostisa ,marki uu damcay inu majarafi qaado ayuu arakay dacawadi oo godka ku kujirta oo rafaadsan.

Waa uu kasoo saaray wuuna soo badbaad shay.markii uu soo saaray ayuu dacawadi ku dhahay (God walal ha qodin hadaa qodana ha dheerayn ku dhici doontaana ma ogide.


Sheekadan waxan ka faa iidayna 

Qofka walalkaa ah ha xaa sidin dabina ha udhigin laga yabee adiga inad dabinkaa ka dhacdo,adiga oo isaga laraby.



Comments

Popular posts from this blog

A STORY OF A BOY AND A GIRL

amazing story

BENEFITS OF THE NUTS