BENEFITS OF THE HONEY

 


Faa iidooyinka malabka :

Malabku waa waxyaalaha allh inagu nimcaysaty 

Awoodiisa aad bay ubadantahy taas oo uu uleeyahay jidkha binu adamka. 

Malabku madow waa noqon karaa,cadana waa noqon karaa ,waxana ay kuxiran tahay hadba geedka ay shinidu soo daaqdo.

Malabku wuu kala faa iido badnaan karaa waxana ay kuxiran tahay hadba geedka ay soo daaqdo iyo faa idadiisa 

—Halka kiilo ee malabka ahi waxa ay udhigantaa waxterka jidhka ay uleedahy qofku marka uu uqaato si cuno ah 6kiilo oo hilib daray ah iyo 5 litir oo caano ah.

—Qofka waxa uu siiyaa quwad 

—Waxa uu kaqayb qata koritanka jidhka iyo inu xoojiyo murqaha 

—Waxa uu ufiican yahay habdhiska dheef shiidka 

—Waxa uu bogsiiyaa boogaha 

—Waxa uu ka hortagaa saska wuxuuna siiyaa dadka hurdo kufilan 

—Waxa uu daawo uyahay seedaha 

—Waxa uu ka hortagaa shahwad yarida raga iyo dumarka 

—Waxa uu dhisaa lafaha ilkaha 

—Waxa uu kahortagaa cudurka kancerka 

—Dumarka waa ay isku qurxiyaa wajiga iyo jidhka .



Comments

Popular posts from this blog

A STORY OF A BOY AND A GIRL

amazing story

BENEFITS OF THE NUTS